top of page

 SHIRKADA CASRI Dhismaha

Experience That Shows

A BIT ABOUT US

The Arab Salah (Somali,Arab salah,Mahri,عرب صالح,المهرة ) is a Somali clan. Members of the clan traditionally inhabit central ,east and southern Somalia.

the clan played an important role in the pre-independence era History.

 

waa qabiil soomaaliyeed, wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga Soomaalida. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga,ingriska ee dalka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha. Carab saalax waxay degaan, Puntland, Galmudug, Jubaland, Somaliland iyo sidoo kale Hiiraan,Jubbada Hoose,Banadir, Galguduud, Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika. Beesha carab saalx waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya . MEHERI(CARAB SAALAX) sub-clans

  •  

  • Ismail Mohamud 

  • Ali Mohamud

  • Hirsi Mahamud

  • Naaleeye Maxamuud

  • Muuse Mahamud

  • Faahiye Mahamuud

  • Cumar Mahamud

  • Cumar Muuse

  • Hasan Saalah

  • Yaxye saalah

  • Reer Saalim dhagax

  • Reer mashawle

  • Reer Jidxi

  • Reer Cawad

  • Reer cantuuni

  • Reer Caqiil

  • Reer qaasim

  • Reer Albani 

  • Reer Xadrami

===== List of notable Members =====

 

* Osman Said Ilmi - Member The Somali Youth League (SYL) 

* Cali Xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad ka Soamlia, sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada Duurjoogta ee Dawlada kumeelgaarka soomaliya

* Said Husein Eid - Former minister of livestock and plants Somalia (2013-2016), Somalia, wasiirkii hore ee Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016

* Ali  Faisal , Former vice minister of finance Somalia (2009–2012), Somalia, Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012)

* General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia  Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya

* Jen. Abdulaahi  Ali Omar (Daad) –former Chief of General Staff of the Somalia Defence Forces Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya

* Col.Mawliid Xasan Faarax -former Chief of General Staff of the Somalia Marine Forces ,Talihii guud ee Cidamada Bada Dawlada Soomaliya xiligii uu madaxwaynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre.

* Ismail Qasim Naji (Ismaaciil Qaasim Naaji) ––former Chief of General Staff of the Somalia Defence Forces, Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya

* Khadiijo maxamed Diiriye- former minister of women and Family Affairs wasiirki hore ee wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Fedralka Soomaliya

* Faysal warsame - former Somali Member of Parliament (MP)  xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia, ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada

* Faisal Husein Eid - former minister of health Galmudug State of Somalia  ,wasiirka hore ee Wasaarada Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug

* Xasan Xaashi Warsame - former Ministry of Public Works and Transport  Galmudug State of Somalia and vice mister, minister of Posts and Communications,Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Gadiidka Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug

* Abdiwali Seid Ilmi - minister livestock Puntland State of Somali , Wawasiir kuxigeenka Wasaarada Xaanada Xoolaha iyo Daaqa Dawlada Goboleed ka puntland

* Mohamed Dayib Gure - former Director General Community Care GGO,  Agaasime hore Hayada Daryeelka iyo Arimah bulshada Dawlada Goboleed ka Puntland, soo noqday uqaybsanaha Arimaha Bini'adan nimada (humanitarian) ka Dawlada fedralka Soomaliya

* Qays Cali Dhurwa - former minister of internal affairs Puntland State of Somalia, Wasiir ku xigeen hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlad Goboleed ka Puntland

* Mohamud Isse Haji - Poet, Writer ,Abwaan,qoraa , qoray Boog

* Dr. Mohamud (Shaywaal) dhakhtarki ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda

 

'''References'''

 

https://en.wikipedia.org/wiki/Mehri_people

Home Demolition

Expert Service

Are you interested in working with a professional Construction Company? We supply all the equipment and skills necessary to tackle just about every type of job our clients have for us, no matter how big or small it may be.
We’re committed to providing consistently reliable service in a timely and professional manner.

Dry Walling

Attention to Detail

Get the results you deserve with this quality service, and at an affordable price too! Our qualified team of professionals bring their experience and know-how with them on every job. But what really sets our services apart from the rest of the industry is our attention to detail and receptiveness to the unique needs of each client.

Brick Laying

Always Prepared

Get this service done quickly and efficiently by the experts here at Shirkada Casri. We understand how important it is to feel confident and worry free when it comes to the service we provide. Our dedicated staff invests the time and energy necessary to be well prepared for any unique requests or special concerns our clients may have.

"I found out about Shirkada Casri with a quick Google search, and I couldn’t have been more fortunate. They were fast, friendly, and super professional from the moment we got started."

Quinn Davis

WE WANT TO HEAR FROM YOU

When you're in need of a dependable Construction Company, don’t hesitate. Contact Shirkada Casri today.

Your details were sent successfully!

©2016 by Shirkada Casri. Proudly created with Wix.com

bottom of page